Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan Sagootin ah la qaatay Lucas K. Tumbo (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan sagootin ah la qaatay Safiirkii Dowladda Kenya u joogay dalkeenna Mudane Lucas K. Tumbo oo dhammeystay muddo xileedkiisa diblomaasiyadeed ee uu uga howl-gelayey dalka. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xusay in Danjire Lucas K. Tumbo uu ka howlgalayey gudaha dalka muddo dheer, taas oo ka … Continue reading Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan Sagootin ah la qaatay Lucas K. Tumbo (Sawirro)